Soomaali kale oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay shilkii Ethiopan Airlines (Magacyada)

Shirkadda Dayuuradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta daabacday liis ay ku qoran yihiin dadkii shilka dayuuradeed ku dhintay iyo dalalkii ay kasoo jeedeen, waxaana liiska ku jira hal qof oo sitay baasaboorka Soomaaliga kaasoo ahaa Cabdishakuur Maxamed Cabdulle (Shahaad) oo ka mid ahaa shaqaalaha sare ee xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya. Balse Waxay u muuqataa in … Continue reading Soomaali kale oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay shilkii Ethiopan Airlines (Magacyada)